WARQARAN waa Warbaahin la hubo, waxay u adeeggaysa Bulshada Soomaaliyeed meel walba oo ay Dunida daafaheeda ka joogaan.
Warqaran, waxaa aasâaas u ah Daacadnimo, Hubaal, Kalsooni, iyo Qarannimo.
Hadafkeenu waa in bulshada Soomaaliyeed loo soo gudbiyo warar dhab ah oo la hubo, iyadoo lagu saleeyo hufnaan, xaqiiqo iyo adeeg qaran oo mideeya bulshadeena Soomaaliyeed.
Dadka ay ku wajahan tahay: Dhallinyarada, aqoonyahannada, bulshada guud ahaan, iyo qof kasta oo doonaya xog sax ah oo lagu kalsoonaan karo.
Warbaahinta Warqaran Hab-dhismeedku waa hab Casri ah, fudud, la jaanqaada warbaahinta maanta, laakiin leh taabasho Qarannimo.
Haddii aad hayso talo, tusaale iyo warbixin ama aad dooneyso inaad xiriir inalasoo sameyso waxaad Maamulka iyo Hawlwadeenada Warqaran aad kala soo xiriiri kartaa E-mailada hoos ku xusan.