{"id":412,"date":"2025-08-26T18:32:06","date_gmt":"2025-08-26T18:32:06","guid":{"rendered":"https:\/\/warqaran.com\/?p=412"},"modified":"2025-08-26T18:32:07","modified_gmt":"2025-08-26T18:32:07","slug":"warqaran-warbaahin-la-hubo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/2025\/08\/26\/warqaran-warbaahin-la-hubo\/","title":{"rendered":"WARQARAN &#8220;WARBAAHIN LA HUBO&#8221;"},"content":{"rendered":"\n<p>WARQARAN waa Warbaahin la hubo, &nbsp;waxay u adeeggaysa Bulshada Soomaaliyeed meel walba oo ay Dunida daafaheeda ka joogaan.<\/p>\n\n\n\n<p>Warqaran, waxaa aas\u2018aas u ah Daacadnimo, Hubaal, Kalsooni, iyo Qarannimo.<\/p>\n\n\n\n<p>Hadafkeenu waa in bulshada Soomaaliyeed loo soo gudbiyo warar dhab ah oo la hubo, iyadoo lagu saleeyo hufnaan, xaqiiqo iyo adeeg qaran oo mideeya bulshadeena Soomaaliyeed.<\/p>\n\n\n\n<p>Dadka ay ku wajahan tahay: Dhallinyarada, aqoonyahannada, bulshada guud ahaan, iyo qof kasta oo doonaya xog sax ah oo lagu kalsoonaan karo.<\/p>\n\n\n\n<p>Warbaahinta Warqaran Hab-dhismeedku waa hab Casri ah, fudud, la jaanqaada warbaahinta maanta, laakiin leh taabasho Qarannimo.<\/p>\n\n\n\n<p>Haddii aad hayso talo, tusaale iyo warbixin ama aad dooneyso inaad xiriir inalasoo sameyso waxaad Maamulka iyo Hawlwadeenada Warqaran aad kala soo xiriiri kartaa E-mailada hoos ku xusan.<\/p>\n\n\n\n<p><a href=\"mailto:admin@warqaran.com\">admin@warqaran.com<\/a><\/p>\n\n\n\n<p><a href=\"mailto:warqaranmedia@gmail.com\">warqaranmedia@gmail.com<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WARQARAN waa Warbaahin la hubo, &nbsp;waxay u adeeggaysa Bulshada Soomaaliyeed meel walba oo ay Dunida daafaheeda ka joogaan.<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-412","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-xiriirka-xogta-warqaran"],"jetpack_featured_media_url":"","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=412"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":413,"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/412\/revisions\/413"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=412"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=412"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=412"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}