{"id":391,"date":"2025-08-24T10:43:14","date_gmt":"2025-08-24T10:43:14","guid":{"rendered":"https:\/\/warqaran.com\/?p=391"},"modified":"2025-08-24T10:45:21","modified_gmt":"2025-08-24T10:45:21","slug":"guardiola-oo-marmoush-ku-qasbay-inuu-qirto-xaqiiq-layaab-leh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/2025\/08\/24\/guardiola-oo-marmoush-ku-qasbay-inuu-qirto-xaqiiq-layaab-leh\/","title":{"rendered":"Guardiola Oo Marmoush Ku Qasbay Inuu Qirto Xaqiiq Layaab Leh"},"content":{"rendered":"\n<p>Weeraryahanka Manchester City, Omar Marmoush, ayaa si weyn u ammaanay tababaraha kooxda Josep Guardiola, isagoo ku tilmaamay inuu yahay tababaraha ugu wanaagsan adduunka.<\/p>\n\n\n\n<p>Marmoush ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu fursad u helo inuu barto Guardiola, kaas oo uu ku tilmaamay mid leh aragti cajiib ah iyo awood uu ciyaartoyda ku fahamsiiyo ciyaarta iyo xeeladaha.<\/p>\n\n\n\n<p>\u201cWaa wax aan caadi ahayn in aad la shaqeyso tababaraha ugu fiican adduunka oo aad mar walba isku daydo inaad ka barato, fahanto sida uu u sharxo ciyaarta iyo xeeladaha,\u201d ayuu yiri Marmoush.<\/p>\n\n\n\n<p>\u201cWuxuu wax walba u sharxaa si fudud oo kaa caawinaya fahamka ciyaarta iyo horumarkaaga. Jacaylkiisa ciyaarta, tababarka maalin kasta, iyo kulamada \u2013 waxey kugu riixeysaa inaad awooddaada oo dhan bixiso.<\/p>\n\n\n\n<p>Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan hoos yimaado isaga, waxaana rajaynayaa inaan sii horumaro oo aan wax badan ka barto,\u201d ayuu hadalkiisa ku daray weeraryahanka reer Masar.<\/p>\n\n\n\n<p><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Weeraryahanka Manchester City, Omar Marmoush, ayaa si weyn u ammaanay tababaraha kooxda Josep Guardiola, isagoo ku tilmaamay inuu<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":392,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-391","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-cayaaraha"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/warqaran.com\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/laba-sawir.jpeg","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/391","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=391"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/391\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":393,"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/391\/revisions\/393"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/392"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=391"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=391"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=391"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}