{"id":388,"date":"2025-08-24T10:40:24","date_gmt":"2025-08-24T10:40:24","guid":{"rendered":"https:\/\/warqaran.com\/?p=388"},"modified":"2025-08-24T10:45:46","modified_gmt":"2025-08-24T10:45:46","slug":"manchester-city-oo-shaacisay-qiimaha-ay-ku-fasixi-karto-savinho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/2025\/08\/24\/manchester-city-oo-shaacisay-qiimaha-ay-ku-fasixi-karto-savinho\/","title":{"rendered":"Manchester City Oo Shaacisay Qiimaha Ay Ku Fasixi Karto Savinho"},"content":{"rendered":"\n<p>Kooxda Tottenham Hotspur ayaa weli ku dadaalaysa saxiixa xiddiga reer Brazil Savinho, kaddib wada-hadallo ay todobaadkan la yeesheen Manchester City.<\/p>\n\n\n\n<p>Sida uu sheegay wariyaha Ben Jacobs, Spurs ayaa diyaar u ah inay bixiso in ka badan \u20ac70 milyan si ay heshiiska u dhamaystirto, balse City ayaa dalbanaysa lacag ka badan \u20ac80 milyan si ay uga fiirsato iibka ciyaaryahanka.<\/p>\n\n\n\n<p>Inkasta oo Manchester City ay heshay dalabyo waaweyn oo ku saabsan Savinho, haddana kooxda ayaa ku adkaysanaysa in lasii hayo, maadaama ay aaminsan tahay in iibintiisu noqon karto khalad weyn oo saameyn ku yeesha mustaqbalka, maadaama uu ciyaaryahanku leeyahay karti aad u sareeya.<\/p>\n\n\n\n<p>Tottenham ayaa si weyn u xiisaynaysa saxiixiisa, gaar ahaan kaddib markii ay ku guuldarreysteen saxiixa Eberechi Eze, kaas oo Arsenal ugu biiray lacag dhan \u00a368 milyan.<\/p>\n\n\n\n<p><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Tottenham Hotspur ayaa weli ku dadaalaysa saxiixa xiddiga reer Brazil Savinho, kaddib wada-hadallo ay todobaadkan la yeesheen<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":389,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-388","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-cayaaraha"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/warqaran.com\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/player.jpg","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/388","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=388"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/388\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":390,"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/388\/revisions\/390"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/389"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=388"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=388"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=388"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}