{"id":361,"date":"2025-08-23T21:13:56","date_gmt":"2025-08-23T21:13:56","guid":{"rendered":"https:\/\/warqaran.com\/?p=361"},"modified":"2025-08-23T21:13:56","modified_gmt":"2025-08-23T21:13:56","slug":"maxaa-ka-socda-guriga-lataliyihii-hore-ee-amniga-qaranka-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/2025\/08\/23\/maxaa-ka-socda-guriga-lataliyihii-hore-ee-amniga-qaranka-mareykanka\/","title":{"rendered":"Maxaa ka socda guriga Lataliyihii hore ee Amniga Qaranka Mareykanka?"},"content":{"rendered":"\n<p><strong>Saraakiisha FBI-da ayaa Jimcihii baaray guriga iyo xafiiska Lataliyihii hore ee Amniga Qaranka Mareykanka John Bolton, taasoo qeyb ka ah wax u muuqda baaritaan lagu hayo qaabkii uu u adeegsaday xogo sir ahaa.<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p>Waxaa xusid mudan in kaaliyahan caanka ah ee xisbiga Jamhuuriga uu noqday mid kamid ah dadka sida aadka ah u dhaliila Trump kadib markii uu iska casilay maamulkii ugu horeeyay ee Trump 2019. Aqalka Cad ayaa horay ugu eedeeyay inuu si khaldan u adeegsaday buug uu qoray 2020 oo ku saabsanaa waqtigii uu u shaqaynayey madaxweyne Trump.<\/p>\n\n\n\n<p>FBI-da si faahfaahsan ugama hadlin arrintan, balse ilo-wareedyo xog-ogaal u ah baaritaanka ayaa CBS News u sheegay in qeyb ahaan ay la xiriirto dukumentiyo sir ah.<\/p>\n\n\n\n<p>Bolton, oo aan weli ka hadlin baaritaanka, ayaan wali la xirin, welina laguma soo oogin wax kiis dambiyeed ah.<\/p>\n\n\n\n<p>Suxufiyiintu mar ay wax ka waydiiyeen baaritaanka, Trump waxa uu sheegay in aanu doonayn in uu &#8220;ku lug yeesho&#8221; arrintan, balse waxa uu Bolton ku tilmaamay &#8220;wax shil ah&#8221;. Wuxuu sheegay in uusan si toos ah u amrin baaritaanada.<\/p>\n\n\n\n<p>Wareysi uu siiyay NBC News, madaxweyne ku xigeenka Mareykanka J.D. Vance ayaa sheegay in dukumiintiyada sirta ah ay &#8220;run ahaantii qeyb ka yihiin (baaritaanka),&#8221; sidoo kale wuxuu ka dhawaajiyay &#8220;walaac ballaaran&#8221; oo laga qabo Bolton, isagoo aan bixin faahfaahin dheeri ah.<\/p>\n\n\n\n<p>Waxa uu sheegay in FBI-da aysan gudbin doonin dacwad ka dhan ah Bolton ilaa ay &#8220;xaqiijiso in uu sharciga jebiyey&#8221;, isaga oo intaa ku daray in baaritaanku uusan ahayn mid siyaasadeysan, sida ay sheegeen siyaasiyiinta Dimuqraadiga.<\/p>\n\n\n\n<p>Baabuurta booliiska iyo saraakiil ka tirsan FBI-da ayaa lagu arkayay guriga Bolton, oo ku yaalla Bethesda, Maryland oo ku taalla duleedka magaalada Washington, D.C., subaxnimadii Jimcaha, waxaana la arkayay qaarkood oo guriga ka so saaray sanaadiiq.<\/p>\n\n\n\n<p>Bayaan ay FBI-du u dirtay CBS waxay ku sheegtay inay aaggaas ka samaynayso dhaqdhaqaaq la oggol yahay. Saraakiisha FBI-da ayaa sidoo kale lagu arkay xafiiska Bolton ee Washington, D.C.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-full\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" width=\"800\" height=\"450\" src=\"https:\/\/warqaran.com\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/usa.webp\" alt=\"\" class=\"wp-image-362\" srcset=\"https:\/\/warqaran.com\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/usa.webp 800w, https:\/\/warqaran.com\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/usa-300x169.webp 300w, https:\/\/warqaran.com\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/usa-768x432.webp 768w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha FBI-da ayaa Jimcihii baaray guriga iyo xafiiska Lataliyihii hore ee Amniga Qaranka Mareykanka John Bolton, taasoo qeyb<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":362,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-361","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/warqaran.com\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/usa.webp","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/361","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=361"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/361\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":363,"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/361\/revisions\/363"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/362"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=361"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=361"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warqaran.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=361"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}